Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiyada dalka oo u jawaabay Aadan Barre Ducaale

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah xisbiyada siyaasadeed ee ka jira dalka oo kulan xasaasi ah ku yeeshay gudaha magaalada Muqdisho ayaa ka horyimid hadalkii dhowaan ka soo yeeray guddoomiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka Kenya, Aadan Barre Ducaale.

Hoggaanka xisbiyadan ayaa sheegay in Barre uu ku dhawaaqay hadal gef ku ah sharafka Qaranimada Soomaaliya.

Sidoo kale waxa ay uga baaqeen dowladda Soomaaliya inay dalka si deg deg ah uga saarto ciidamada Kenya ee ka howlgala deegaanada Jubbaland.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/cod-faduma-kenya-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this