Sign in to follow this  
Deeq A.

Dood Ku Saabsan Saami-qaybsiga Doorashada Wakiilada Oo Lagu Qabtay Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Akadamiyada Nabada iyo Horumarinta Somaliland ayaa kulan dood ah oo lagaga hadayey Arinta Saami qaybsiga Doorashada Golaha Wakiilada ee soo socota waxa ay ku qabatay magaalada Hargeysa.

Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen Aqoonyahan, Siyaasiyiin, Xildhibaano, Dhalinyaro Asxaab iyo Ururada Bushada Somaliland ayaa waxa lagaga dooday qaabka loo gali karo doorashada golaha wakiilada, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this