Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada DF oo howlgal ka fuliyey Baardheere

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa saaka howlgallo qorsheysan ka fuliyey agagaarka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.

Howlgalkan ayaa la sheegay in ciidamadu ay ku gaareen ill saddex tuulo oo ay ku sugnaayeen dagaalyahannada Al-Shabaab.

Sidoo kale ciidamada ayaa soo furtay hub iyo xoolo la sheegay in Al-Shabaab ay ka qaateen dadka shacabka ah.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamada dowladda  ay dib u soo laabteen marka ay fuliyeen weerarkaasi .

Dhinaca kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay  Xarakada  Al-Shabaab oo ku aadan howlgalkaasi.

Muddooyinkii dambe ciidamada dowladda Soomaaliya  ayaa kordhiyey howlgallada ka socda gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this