Deeq A. Posted October 15, 2019 Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska horimaad xoggan oo maanta dhacay deegaan ka tirsan degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalka uu ahaa mid u dhexeeyay ciidamada dowladda, kuwa Abuu Mansuur oo isku dhinac ah iyo dagaalyahannada Al- Shabaab. Lama oga illaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay dagaalkan iyadoo uu socday muddo ka badan saacad. Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ayaa dhankooda waxaa ay sheegeen inay iska difaaceen weerarkii kaga yimid dhinaca Al-Shabaab. Xaaladda ayaa hadda mid kacsan, iyadoona labada dhinac ay dhaq dhaqaaqyo ka wadaan halkaasi View the full article Share this post Link to post Share on other sites