Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Hiiraan oo baaq u diray xildhibaanada labada Gole

Recommended Posts

Deeq A.   

Sheekh Xuseen Cismaan Cali guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada maamulka gobolka Hiiraan oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in ay diyaar garoobeen sidii looga hortagi lahaa fatahaad laga cabsi qabo in wabiga Shabelle uu ku sameeyo gobolkaasi.

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa ugu baaqay xildhibaabada labada Aqal ee ka soo jeeda gobolka Hiiraan in ay u soo gurmadaan shacabka ku dhibaateysan gobolkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2019/10/www.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this