Deeq A. Posted October 15, 2019 Sheekh Xuseen Cismaan Cali guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada maamulka gobolka Hiiraan oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in ay diyaar garoobeen sidii looga hortagi lahaa fatahaad laga cabsi qabo in wabiga Shabelle uu ku sameeyo gobolkaasi. Sidoo kale guddoomiyaha ayaa ugu baaqay xildhibaabada labada Aqal ee ka soo jeeda gobolka Hiiraan in ay u soo gurmadaan shacabka ku dhibaateysan gobolkaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2019/10/www.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites