Deeq A. Posted October 13, 2019 Ugaas Maxamed Weli oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan habraaca doorashada Jubbaland oo ay soo saartay dowladda Somalia. Isagoo la hadlayey Shabelle ayuu sheegay in dowladda ay ku garab istaagayaan doorashadaasi, si looga gudbo khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Jubbaland. Sidoo kale Ugaas Maxamed Weli ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay xafladii caleema saarka, Axmed Madoobe oo shalay ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka J/Hoose. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/weli.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites