Deeq A. Posted October 13, 2019 Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdulllaahi Maxamed (Deni) ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbaday in xorriyadiisa u soo celiso wasiirka amniga Jubbaland. Deni ayaa sheegay in wasiir Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) uu ka mid ahaa xubnihii u soo dagaalamay dhismaha Jubbaland iyo nabad gelyada deegaanada maamulkaasi. Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in wax weliba lagu dhameeyo wadahadal. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/www-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites