Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuul Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Ka Qayb-galay Xafladda Caleemo Saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Kismaayo)-Masuul ka Tirsan Kulmiyea ayaa ka qayb galay Munaasibadda Caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo hadda kasocota Xarunta Kismaayo.

71926908_194335721576514_721787235832378

Maxamed Aadan Ilkacase oo ahaa agaasimihii hore ee Wasaaradda Shaqo galinta iyo arimaha Qoyska ee Xukuumadda Muuse Biixi ayaa kasoo dhex muuqday kuraasta munaasibadda Caleemo saarka Madaxweyne Axmed Madoobe oo kasocota xarunta maamulkaasi ee Kismaayo.

Lama garanayo cidda uu ka qayb galkan ku matalayo iyadoo ay Xukuumaddu go’aan ka qaadatay inaan munaasibaddaasi Magaca Somaliland lagaga qayb gali Karin.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this