Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda oo daryeelaysa bukaanada xanuunka dhimirka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay diyaarineysay qorshe ay wax ugu qabaneyso dadka la il-daran xanuunka dhimirka.

Bukaanada uu haleelay xanuunkan ay kusoo badanaya dalka, sidda ay shaacisay Wasiiradda Caafimaadka.

Dr Fowziya Abiikar Nuur ayaa carabka ku adkeysay in ay ka go’an tahay ciribtirka xanuunkan iyo daryeelida muwaadiniinta uu ku habsaday.

Dhinaca kale, afhayeenka Aqalka Sarre ee baarlamaanka federaalka, ayaa soo jeediyay in dhaqaalaha wax loogu qabanayo dadka laga wada qeyb-qaato.

Si gaar ah labadda ee dowladda ayuu mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ku booriyey in ay kaalin muuqata ku yeeshan dedaaladan socda.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Dhimirka.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this