Deeq A. Posted October 11, 2019 Gaalkacyo (SMN) – Mas’uuliyiinta gobolka Mudug ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxay yeesheen kulamo looga hadlayo ammaanka. Kulamada oo ka dhacay Gaalkacyo ayaa waxaa diiradda lagu saarey howlgaladii u dambeeyay iyo sidii loo dardargelin lahaa. Saraakiisha ayaa bogaadiyey howlgaladda ciidamadda oo ay sheegeen in ay noqdeen kuwa laga soo hooyey guulal wax ku ool ah. Gaalkacyo, oo ah caasimadda gobolka Mudug, ayaa wxaa kawada arrimiya dowlad goboleedyadda Galmudug iyo Puntland. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Kulamo.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites