Sign in to follow this  
Deeq A.

Sheekadda qoys hooyadood ku waayey qaraxii Soobe

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Maalmo qura ayaa ka harsan sanad-guuradii labaad ee kasoo wareegatay musiibadii dadka badan ay ku dhinteen ee Soobe.

Dowladda Soomaaliya ayaa tirakoobtay geerida in ka badan 600, iyo dhaawaca ku dhowaad kun ruux, kuwaasi oo badankooda ah shacab.

Marka laga soo tago dhimashadda iyo dhaawaca, waxaa jira sheekooyin muhiim ay tahay la xuso kadib dhacdadaas oo lagu eedeeyay Al-Shabaab.

Warbaahinta Shabelle oo mudooyinkii dambe baahineysay warbixino ku aadan weerarkaas, waxay booqtay qoys hooyadood ku waayey qaraxaas.

Halkaan hoose ka dhageyso qisadooda

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/DAQ.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this