Deeq A. Posted October 10, 2019 Addis Ababa (SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa. Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Bole si diirran ugu soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha waddanka Itoobiya, Dr. Abiy Axmed. Villa Soomaaliya ma aysan shaaca ka qaadin ujeedka socdaalka madaxweynaha, balse waxaa la sheegayaa in uu ka qeybgalayo shir. Hoos ka daawo sawiradda View the full article Share this post Link to post Share on other sites