Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Oo Safar Ugu Baxay Dalka Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa-10/10/2019-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo xubno ka mida xukuumadda oo ay weheliyaan siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah ganacsatada dalka Somaliland ayaa maanta u ambo-baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti si ay uga qayb-gelaan aaska Marxuum Sacad Cumar Geelle oo lagu aasi-doono dalka Jabuuti.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this