Sign in to follow this  
Deeq A.

Magaca Xubinta Uu Guddoomiye Cirro U Xulay Komishanka Cusub Ee Doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar wargeyska Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro gudbiyay xubinta uga mid noqonaya guddida cusub ee Komishanka Doorashooyinka.

a1add058-220e-4f99-afc1-937447b0256f

Guddoomiye Cirro ayaa la sheegay in uu xubintiisa Komishanka ka dhigay Cabdikariin Yaasiin Sh. Dalmar waxaana ilaa hadda hadhsan xubnaha madaxweyne Biixi soo magacaabo, iyada oo xubinta UCID iyo xubnaha guddoomiyaha Guurtida hore loo gudbiyay

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this