Sign in to follow this  
Deeq A.

Wefti Uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland Oo U Duulay Jubbaland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe)-Wefdigaan oo uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa goordhow waxa ay ka duuleen garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe waxaana ay ka qeybgelayaan caleema saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Madaxweynaha-Puntland-oo-u-duulay-dalka-

Qaban qaabada lagu soo dhaweynayo wefdigaan aayaa dhinaca kalana waxa ay ka socotaa magaalada Kismaayo iayada oo halkaas ay ku suganyihiin Madaxweynaha Jubbaland iyo masuuliyiin kale oo soo dhaweynaya wefdigaam.

Shalay ayaa safar madaxweynaha Puntland uu ku tegi lahaa magaalada Kismaayo uu dib u dhac ku yimid kadib kulamo aan kala go’laheyn oo ay la yeelanayeen wefdi ka socday dowladda oo kula kulmay Boosaaso.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this