Sign in to follow this  
Deeq A.

Sacuudiga Iyo Imaaraadka Oo Cambaareeyay Duulaanka Uu Turkiga Ku Qaaday Suuriya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Riyadh)-Dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka carabta ayaa si kulul u canbaareeyay weerarka milatatiga Turkiga ay ku qaadeen gobolka Idlib ee dhaca waqooyiga Suuriya.

1570654667b0c05.jpg

War saxaafadeed ka soo baxay wasaarada arimaha dibada Sacuudiga ayaa lagu sheegay in weerarka Turkiga uu xadgudub ki yahay madax banaanid dalkan Carbeed.

Sacuudiga ayaa dhanka kale sheegay in duulaankan uu dib u dhac ku yahay hormarka iyo dadaalada loogu jiro dhanka Nabada.

Wasaarada arimaha dibada Imaaraadka ayaa dhanka kale canbaareysay howlgalka milatari ee Turkiga oo ay ku tilmaantay mid kala qeybinaya shacabka Suuriya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this