Sign in to follow this  
Deeq A.

Degmooyinka K/Galbeed oo iska kaashanaya amniga

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo (SMN) – Gudoomiyeyaasha degmooyinka maamulka Koonfur Galbeed ayaa shir amniga iyo maamul wanaaga looga hadlayo wuxuu uga socdaa Baydhabo.

Cabdullaahi Baafow, gudoomiyaha Marka, ayaa daboolka ka qaaday in kulankan la filayo in Khamista maanta ah lasoo gabagabeeyay.

Mr Baafow oo warbaahinta la hadlay ayaa daboolka ka qaadey in ay isla qaateen kawada shaqeynta nabad-gelyadda.

Adeegyadda dowliga ah iyo sidii loo gaarsiin lahaa dadweynaha ku dhaqan degaanadda fog ayaa sidoo kale qayb ka ah qorshaha shirkan.

Hoos ka dhageyso codka

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Shar.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this