Deeq A. Posted October 10, 2019 Baydhabo (SMN) – Gudoomiyeyaasha degmooyinka maamulka Koonfur Galbeed ayaa shir amniga iyo maamul wanaaga looga hadlayo wuxuu uga socdaa Baydhabo. Cabdullaahi Baafow, gudoomiyaha Marka, ayaa daboolka ka qaaday in kulankan la filayo in Khamista maanta ah lasoo gabagabeeyay. Mr Baafow oo warbaahinta la hadlay ayaa daboolka ka qaadey in ay isla qaateen kawada shaqeynta nabad-gelyadda. Adeegyadda dowliga ah iyo sidii loo gaarsiin lahaa dadweynaha ku dhaqan degaanadda fog ayaa sidoo kale qayb ka ah qorshaha shirkan. Hoos ka dhageyso codka https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Shar.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites