Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaaf oo soo dhoweeyey guddiga farsamada Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa soo dhoweeyey guddiga farsamada ee ay xalay magacawday wasaaradda arrimaha gudaha Somalia.

Xaaf ayaa sheegay inuu la shaqeyn doono guddigaasi oo ka kooban 13 xubnood, si loo helo Galmudug oo mid ah.

Halkan hoose ka Akhriso:

www

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this