Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Xaaf oo magacaabay guddiga farsamada dhismaha Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday ee Galmudug, Axmed Geelle Ducaale Xaaf, ayaa soo saaray Gudiga farsamada Maamul dhisida Dowlad goboleedka Galmudug waxa uuna ka koobanyahay guddigaasi 12 xubnood.

Madaxweyne Xaaf oo dhawaan ka carooday tilaaboyinka dowladda federalka, ayaa mar kale lagu qanciyay inuu dowladda federalka kala shaqeeyo dhameystirka dhismaha Galmudug midaysan.

Guddigaan ayaa horey madaxweyne Xaaf diiday u diiday inay soo magacowdo dowladda federalka, waxaana Puntland Post ogaatay in wasaaradda arrimaha guduhu soo xushay guddigaan intiisa badan.

Halkaan hoose ka eeg

72109549_922355931469479_668161341473895

The post Madaxweyne Xaaf oo magacaabay guddiga farsamada dhismaha Galmudug appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this