Deeq A. Posted October 8, 2019 (SLT-Kampala)-Shirkadda diyaaradaha dawladda Yugaandha ayaa sheegtay in ay duulimaadyo ka bilaabayso khadad cusub oo ay Somaliland ka mid tahay. Magaalooyinka iyo dalalka ay shirkaddu shaacisay in ay duulimaadyo ka bilaabayso ayaa kala ah Kinshasa, Zanzibar, Asmara Eritrea, Hargeisa(Somaliland), Lusaka, Harare, Johannesburg, Djibouti iyo Addis Ababa Uganda Airlines to add nine new routes xigasho: Nilepost Source Share this post Link to post Share on other sites