Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Khayre oo gudoomiyey shir muhiim ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khaye ayaa maanta oo Talaado ah wuxuu guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada.

Xubno ka tirsan Wasaaradaha iyo Hay’addaha ay u quseyso arrintan ayaa kasoo qaybgalay shirka oo looga hadlay barnaamijyadda la xiriira horumarka iyo sidii loo xoojin lahaa adeegyadda bulshadda.

Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada ayaa kamid ah tubaha Qaranka ee ugu muhiimsan barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya, kaas oo madaxda dalka ay rajo fiican ka qabaan in ay ku guuleysan doonan.

Xukuumadda Federaalka ah ee haatan jirta ayaa waxay dedaal xoogan ku bixineysaa sidii dalka looga cafin lahaa deynta lagu leeyahay, taasoo gaareysay malaayiin Doollarka Mareykanka.

Hoos ka daawo sawiradda kulanka

Image may contain: 5 people, people sitting and indoorImage may contain: 4 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 9 people, people smiling, people sitting, table and indoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this