Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaanka Sare WADDANI Oo Ka Qeyb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Xaaji Cabdi Xariir

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Hoggaanka sare ee xisbiga isla markaana u hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa ka qeyb galay Aas Qaran oo maanta magaaladda hargeysa loogu sameeyey Odey xaaji Cabdi Xariir oo ahaa odey weyn oo Reer Somaliland ah Bashiir Cabdi Xariir Aabihina ahaa Oo xubin Fulinta Xisbiga ah. Guddoomiyaha Xisbiga iyo Madaxda kale ee Xisbiga ayaa u duceeyey Odeyga inu Alle swc Jannadiisa, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this