Deeq A. Posted October 8, 2019 Wasiirka arrimaha ee HirShabelle, Maxamed Cali (Caadle) ayaa xilka qaadis ku sameeyey guddoomiyaha degmada Buulo-Burte ee gobolka Hiiraan, C/casiis Duurow. Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiir Caadle ayaa lagu sheegay in xilkaasi uu si KMG ah u heyn doonto, Liibaan Cabdi Nuur (Burisow) oo ahaa ku-xigeenka Maaliyadda degmadaasi. Halkan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites