Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Caadle oo xilkii ka qaaday guddoomiyaha Buulo-Burte

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka arrimaha ee HirShabelle, Maxamed Cali (Caadle) ayaa xilka qaadis ku sameeyey guddoomiyaha degmada Buulo-Burte ee gobolka Hiiraan, C/casiis Duurow.

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiir Caadle ayaa lagu sheegay in xilkaasi uu si KMG ah u heyn doonto, Liibaan Cabdi Nuur (Burisow) oo ahaa ku-xigeenka Maaliyadda degmadaasi.

Halkan hoose ka akhriso:

A-9

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this