Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuuliyiin katirsan Puntland oo kormeer ku sameeyay howlgalka bananaynta dhulka danta guud

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka cadaalada Puntland, Cawil Sheikh Xaamid, taliyaha ciidanka booliiska Puntland Muxidiin Axmed Muuse iyo xoghayaha degmada Garowe Maxamuud Cali Gurey, ayaa maanta kormeer ku sameeyay howlgalka bananaynta dhulka dowladda.

Masuuliyiinta ayaa ka jawaabay cabashooyinka shacabka kasoo yeeray islamarkaana sheegay inay dowladdu dhegaysanayso cid waliba oo dood ka qabta tilaabooyinka dowladdu wado.

Kadibka kormeerka, warbaahinta Puntland Post ayaa wareysatay masuuliyiinta, waxaana aan weydiinay inta uu soconayo howlgalka iyo qorshaha ku xiga kadib bur burinta.

Halkaan ka daawo.

The post Masuuliyiin katirsan Puntland oo kormeer ku sameeyay howlgalka bananaynta dhulka danta guud appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this