Deeq A. Posted October 7, 2019 Wasiirka warfaafinta Jubbaland oo la hadlay warbaahinta ayaa ka horyimid habraaca doorasho oo ay soo saartay dowladda federaalka. Injineer Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed ayaa ku eedeeyey dowladda dhexe inay ku tumaneyso dastuurka iyo shuruucda u taalla dalka. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in Jubbaland aysan wax shaqo ah ku laheyn doorashadaasi, islamarkaana aysan quseyn warqadda ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Jubbaland.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites