Deeq A. Posted October 6, 2019 Siyaasiga Cali Khaliif Galeyr oo sheegta inuu yahay Madaxweynaha maamulka Khaatuma ayaa maanta soo gaaray gudaha magaalada Muqdisho. Galeyr ayaa u jeedka socdaalkiisa ku sheegtay inuu la xariiro arrimo isaga u gaar ah, wuxuuna tilmaamay inuu joogi doono muddo 10 cisho ah. Sidoo kale waxa uu Siyaasiga Cali Khaliif Galeyr ka warbixiyey wadahadallada u socda maamulkiisa iyo Somaliland. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Cod-2-Soofa.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites