Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaamiyaha Khaatumo Oo Saaka Socdaal Ugu Baxay Magaalada Muqdisho.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa saaka socdaal ugu baxay magaalada Muqdisho.

Galaydh, ayaa sheegay in socdaalkiisu yahay mid gaar ah marka uu soo dhammaystana uu ku soo laaban doono magaalada Hargeysa.

Socdaalka Cali Khaliif, ayaa ku soo beegmaya iyadoo xukuumadda madaxweyne Biixi, aanay weli fulin heshiiskii dhexmaray Khaatumo iyo Somaliland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this