Sign in to follow this  
Deeq A.

Dooni kalluumeysi oo lagu la’yahay xeebaha G/Bari

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Puntland, Faarax Maxamed Xawaashe ayaa sheegay in dooni oo ay la socdeen kalluumeysato lagu la’ayahay xeebaha maamulkaasi.

Xawaashe ayaaa xusay in doonidaasi kalluumeysatada la socotay ay isugu jireen Soomaali iyo Ajaaniib.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in xogta kalluumeysatadaasi ay la wadaageen ciidamada ilaalada xeebaha ku sugan biyaha Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/cod-mahad-puntland.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this