Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland Post oo wareysatay Maxamed Cabdi Horeeye oo ah keyd haye taariikhda Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Warbaahinta Puntland Post ayaa maanta wareysatay kayd haye sare Maxamed Cabdi Cabdulle (Horeeye) oo gacanta ku haya ducementiyo taariikhihi ah oo ku saabsan dadaaladii lagasoo maray dhismihii dowladda Puntland iyo caasimadda Garowe.

Maxamed Horeeye ayaan wax ka weydiinay sida ay ugu suurto gashay inuu kaydiyo muuqaalo uu duubay ku dhawaad 30 sano ka hor, lkn aysan jirin dowlad illaa iyo haatan isku howshay inay ducementiyadaas oo dhaxalka gala ah kala wareegto.

Horeeya waxaa uu haatan gacanta ku hayaa illaa ku dhawaad 10 jawaan oo cajalado ah oo ay ku dhan yihiin taariikhda Puntland, waxaana dhawaan qeyb kamid ah oo uu ku wareejiyay dowladda hoose ee Garowe lagu faafiyay baraha Facebook.

Halkaan ka daawo.

The post Puntland Post oo wareysatay Maxamed Cabdi Horeeye oo ah keyd haye taariikhda Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this