Sign in to follow this  
Deeq A.

Kalfadhiga 6-aad ee BF oo furmaya arbacada soo socota

Recommended Posts

Deeq A.   

War ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu shaaciyay waqtiga uu furmi doona Kalfadhiga 6aad ee Golahaasi.

Sida ku ku cad warqada Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka ayaa furmi doono maalinta Arbacada ah ee soo socota kuna Taariikheysan 09ka October 2019.

Sidoo kale qoraalkan ayaa lagu faray xildhibaannada in ay si deg deg ah dalka ugu soo laabtaan.

Halkan hoose ka akhriso:

press.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this