Sign in to follow this  
Deeq A.

Awaamiir culus oo lagu soo rogay shacabka Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye ku xigeenka kowaad, ahna ku-simaha guddoomiyaha gobolka Bari, Mudane Axmed Cali Cabdullaahi oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyey awaamiir la xiriirta sugida amniga oo ka soo baxday guddiga nabadgelyada gobolka Bari.

Axmed Cali Cabdullaahi ayaa sheegay in go’aanadaan ay qeyb ka yihiin qorshaha cusub ee lagu sugayo amniga magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in xittaa xafladaha aroosyada iyo munaasabadaha kale aan la dhigi karin ,iyadoo aan la soo wargelin maamulka.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/bbb.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this