Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Soomaaliya oo diiday in mar kale dib loo dhigo dacwadda Badda

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Soomaaliya ayaa diiday in mar kale dib loo dhigo dacwadda Badda, kadib markii Kenya codsatay in 12 bilood dib loogu dhigo kiiska.

Raysal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed oo wafdi uu hogaaminayo ay maxkamada tageen, ayaa sheegay in Soomaaliya aysan raali ka ahayn in mar labaad Kenya laga ogolaado in kiiska dib loo dhigo.

Halkaan ka daawo mowqifka dowladda federalka

The post Dowladda Soomaaliya oo diiday in mar kale dib loo dhigo dacwadda Badda appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this