Deeq A. Posted October 4, 2019 Dhuusamareeb (SMN) – Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa bogaadiyey dedaaladda dowladda federaalka kawado degaanada maamulkaas. Isaga oo ka hadlayey munaasabad ka qabsoontay Dhuusamareeb, Sheekh Shaakir ayaa sheegay in howlaha xukuumadda ay muhiim u yihiin dhismaha Galmudug mid ah. Kulanka oo ay kasoo qeybgaleen dhinacyo kala duwan ayaa waxaa looga hadlayey nabadeynta degaanada Balanbale iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud. Sheekh Shaakir ayaa rajo wanaagsan wuxuu ka muujiyey in dedaaladda xukuumadda federaalka ay noqon doonan kuwa miro dhal ah. Hoos ka dhageyso codka https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Wariye.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites