Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaaf oo ka hadlay khilaafka DFS iyo maamuladda

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle [Xaaf] ayaa ka si furan wuxuu uga hadlay khilaafka dowladda iyo maamuladda qaar.

Isaga oo ka hadlayey Shirka Iskaashiga Soomaaliya ee Arbacadii lasoo gabagabeeyay Muqdisho, Xaaf ayaa tibaaxay in uu u guntan doono xalinta arrintaas.

Dedaaladiisa ayuu ku nuux-nuux saday in uu isku dayi doono in uu gaarsiiyo sidii ay Somaliland ula heshiisin lahayd dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Hadalka Xaaf ayaa kusoo aadaya iyadda oo xukuumadda federaalka ay horey u shaacisay in ay diyaar u tahay wada hadal ay la gasho dhinacyadda.

Hoos ka dhageyso codka Xaaf

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Xaaf.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this