Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Jabuuti Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Faysal Cali Waraabe

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wakiilka waddanka Jabuuti u jooga Somaliland Xuseen Cumar Kawaaliye, oo maanta warbaahinta Hargeysa kula hadlay ayaa sheegay in Xukuumadda Jabuuti iska celinayso Eng Faysal Cali Waraabe.

Waxa uu sheegay in xidhiidh wanaagsani ka dhexeeyo Somaliland iyo Jabuuti balse Faysal, kala dilayo.

Wakiilka Jabuuti ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay ka sugayaan jawaab cad., halkan hoose ka Daawo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this