Deeq A. Posted October 1, 2019 Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho oo la hadlay Shabelle ayaa soo dhoweeyey shirka madasha iskaashiga Soomaaliya ee maanta furmay. Dadaweynaha aan la hadalnay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin in markii horreysay shirkan lagu qabto magaalada Muqdisho. Dhinaca kale waxa ay cabasho ka muujiyeen xirnaashaha waddooyinka, iyagoo ugu baaqay dowladda federaalka inay keento xal ka duwan in la xiro jidadka Caasimadda. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/www.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites