Sign in to follow this  
Deeq A.

Deg Deg:Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Qaraxa oo ka dhashay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa ka dhacay waddada warashadaha ,gaar ahaan agagaarka kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay ciidamo Talyaani ah ka soo ambabaxay xarunta wasaaradda Gaashaandhigga.

Lama oga khasaaraha inta uu la egyahay, basle waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Wixii soo kordha kala soco radioshabelle.com

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this