Sign in to follow this  
Deeq A.

Sebastian Kurz Oo Guul Ka Gaadhay Doorashadii Shalay Ka Dhacday Austria

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT- Austria)-Xisbiga muxaafidka ee dalka Austria ayaa ku guul ka soo hooyay doorashada Baarlamaaniga ee dhacday shalay.

1569785031aca65.jpg

Hoggaamiyaha xisbigan Sebastian Kurz ayaa markale xilka dib ugu soo laabanaya balse wuxuu u baahnaan doonaa xisbiyada kale si loo soo dhiso xukuumad wadaag Ah.

Xisbiga dadweynaha ayaa helay 37.1 halka xisbiga Social Democrats uu la yimid 22.6 xisbiga midigta fog ee Freedom isna helay 16.7.

Doorashada baarlamaaniga ee shalay ka dhacay dalka Austria ayaa timid kadib markii ay burburtay bishii May kadib musuq maasuuq lagu eedeeyay xukuumada Viena.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this