Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladd federalka oo ka hadashay sarkaal Shabaab ahaan jiray oo kenya laga baadi goobayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in Cabdiwaaxid Khaliif Cabdi, oo ku magac dheeraa Ciise Tarabuun uu yahay muwaadin dhameystay xukun maxkamadeed.

Dowladda federalku waxay beenisay in ninkani uu haatan ku lug leeyahay arrimo Argigixiso ama uu katirsan yahay kooxda Alshbaab.

Warbaahinta Kenya ayaa qortay in Ciise Tarbuun oo ahaa madixii amniyaadka Alshabaab ee gobolka Banaadir uu ku sugan dalkeeda.

Halkaan hoose ka akhriso war saxaafadeeda.

FB_IMG_1569781434389.jpg?w=1000&ssl=1

The post Dowladd federalka oo ka hadashay sarkaal Shabaab ahaan jiray oo kenya laga baadi goobayo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this