Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacabka Austria Oo Maanta Dooranaya Baarlamaan Cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT- Austria)-Shacabka Austrians ayaa maanta u dareeray doorashada Baarlamaaniga ah, iyadoo la loo badinayo in guul uu gaadho ra’isul waaarihii hore Mr Sebastian Kurz.

15697587868ba77.jpg

Dowladii hore ee Isbaheysiga ayaa la kala diray bilowgii sanadkaan kadib markii lagu helay eedo Musuq Maasuq.

Dad tiradoodu dhan tahay 6.4 million ayaa Axada maanta ah codbixinaya waxaana la filayaa in xarumaha codbixinta la soo xidho abaara 5-Galabnimo.

Xisbiga Conservative People’s Party oo uu hoggaamiyo Sebastian Kurz ayaa la filayaa in uu ku guulaystaan kuraasta ugu badan, balse wuxuu baahnaan doonaa xisbiyada kale si loo soo dhiso dowlad Cusub.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this