Sign in to follow this  
Deeq A.

Cali Khaliif: Somaliland waxay qarka u saaran tahay kacdoon dhalinyaro

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynihii hore ee Khaatuma Cali Khaliif Galaydh, oo maanta ka hadlayay shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani, ayaa ka digay kacdoon dhalinyaro oo ka dhalan kara shaqo la’aanta xoogan ee ka jirta Somaliland.

Mr, Galaydh ayaa sheegay haddii dhegaha laga furaysto oo aan garowshiyo laga bixinin dhibaatooyinka la tilmaamayo ee jira, in meel fog laga baadi goobi doono masiirka Somaliland.

Siyaasi Cali Khaliif, ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay warbaahinta kasii daynayay hadalo aan gambasho lahayn oo ku saabsan fulin la’aanta heshiiskii uu kaga mid noqday Somaliland sanadkii 2017.

Hadaladiisa inta badan waxaan laga waayin,” Waxaan rabnaa Somaliland oo la wada leeyahay, ma doonayno Somaliland oo hal reer ah.

Halkana hoose ka daawo.

The post Cali Khaliif: Somaliland waxay qarka u saaran tahay kacdoon dhalinyaro appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this