Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka G/ Gedo oo baaq u diray dowladda Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee gobolka Gedo, Ismaan Nuur Xaaji oo uwarramay Shabelle ayaa ka hadlay duqeymaha Kenya ee ay inta badan ka fuliso gobolkaasi.

Cismaan Nuur Xaaji ayaa ugu baaqay dowladda Kenya inay joojiso duqeymaha ay ka fulineyso goobaha ay ku badan yihiin rayidka, si loo yareeyo khasaaraha shacabka.

Sidoo kale wuxuu ka dalbaday ciidamada Kenya in ay joojiyaan xagaduubka ka dhanka ah shacabka, gaar ahaan burburinta ay ku hayaan xarumaha isgaarsiinta ee gobolka Gedo.

Halkan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/cod-gedo.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this