Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo sheegtay in la dilay Gorgorkii cabsida ku hayay dhulkooda.

Recommended Posts

Deeq A.   

Saraakiisha ciidamada Somaliland ayaa magaalada Hargeysa kusoo bandhigay baqtiga xayawaanka Gorgorka oo ay sheegeen inuu dhowaan dad ku waxyeeleeyay degaano katirsan howdka Somaliland.

Saraakiisha waxay sheegeen bahalkaan inuu ku baxay gacanta nin xoolo dhaqato ah oo uu kusoo weeraray meel cidlo ah, isagoo doonayay inuu dbibaato ugeysto.

Ninka dilay gorgorka oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay, gorgorta oo ay wehliyeen koox Shimiro ah oo raxan raxan u socda inay kusoo xoomeen kadibna uu gorgorku bilaabay inuu isagu si toos ah usoo beegsado ninkaan.

Laakiin, ninkaan ayaa sheegay inuu ku guulaystay inuu toogto bahalkaan, isagana dhaawac fudud ayaa kaasoo gaaray intii uu iska caabinta ku jiray.

Lama garanayo bahalkani inuu yahay midkii Cariirta ku laayay tuulada Gaashaamo.

Capture-1.png?w=1000&ssl=1Sawirka Gorgorka

Puntland Post

The post Somaliland oo sheegtay in la dilay Gorgorkii cabsida ku hayay dhulkooda. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this