Sign in to follow this  
Deeq A.

Kooxo hubeysan oo dil ka geystay suuqa Bakaaraha

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay kooxo hubeysan ay suuqa Bakaaraha ugu geysteen Haweeneyd da’ aheyd.

Haweeneyda la dilay oo magaceeda lagu soo koobay Xadiyo, ayaa la sheegay in shaax ay ku iiibin jirtay waddada labaad ee Suuqaasi.

Wararka ayaa sheegaya in ragga dilka geystay oo ku hubeysnaa Bistoolado ay goobta isaga baxsadeen.

Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa dilka Haweeneydaasi, basle waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo howlgallo ka sameeyey halkaasi.

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this