Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Oo War Kasoo Saaray Loolanka Ka Dhaxeeya Dalka Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Madaweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay tartanka ay dawladdiisu kula jirto dawladda Kenya ee ku aaddan kursiga aan joogtada ahayn ee Qaramada Midoobey.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxa uu cambaareeyay qaar ka mid ah waddamadii ka tirsanaa Midowga Afrika kuwaas oo Kenya ugu codeeyay 21-kii bishii August in ay ku guulaysato kursiga aan joogtada ahayn ee golaha ammaanka Qaramada Midoobey, halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this