Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Ka Qayb-gashay Shirka Baarlamaannada Dalalka Barwaaqo-Sooraaanka Oo Ka Furmay Uganda

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Uganda)-Shirka waxa furay Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musefeni , waxaana kasoo qaybgalay dawladdo badan oo ku jira waddamada Barwaaqo Sooranka oo Somaliland ka mid tahay.

Weftiga-Somaliland-ee-Uganda-1024x554.jp

Weftiga Somaliland uga qayb-galaya Shirka Baarrlamaannada Dalalka Barwaaqo-sooranka ayaa waxa Somaliland ku marti-qaaday Madaxweynaha Uganda, kaasi oo Caawana Casuumad u samaynaya Madaxda ka socda Dalalka Barwaaqo-sooraanka ee ka qayb-galaya Shirka Baarlamaannada Barwaaqo-sooranka.

Waxa Xusid mudan in Weftiga Somaliland ay kulan la yeesheen Wasiirka Arrimaha dibedda ee Uganda Sam Kuteesa.

Kulanka Baarlamaannada Dalalka Barwaaqo-sooranka ayaa ah kii 64-aad, 52 sanadood ka dibna waa markii koowaad ee Uganda marti-geliso.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this