Sign in to follow this  
Deeq A.

XF Soomaaliya oo dalka ka saareysa saboolnimada

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay wado dedaalo ay dalka uga saareyso saboolnimadda.

Wasiirka Qorsheynta, Jamaal Maxamed Xasan, ayaa cod dheer ku qeexay in qorshahaan uu qayb ka yahay midka 9aad ee horumarinta Qaranka.

Qorshahaas ayaa waxaa Khamiistii cod wadar ogol ah ku meel-mariyey Golaha Wasiiradda kadib markii ay u gudbisay Wasaaradda Qorsheynta.

Mr Jamaal oo wariyeyaasha la hadlay ayaa tibaaxay in qorshahaan uu qayb ka yahay midka dalka looga cafinayo deymaha caalamka looga leeyahay.

Hoos ka dhageyso codka

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/CO.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this